Xildhibaanadii shalay lagu doortay Ceel-Waaq oo la siiyay Shahaadada Xildhibaanimo (Sawirro)

Waxaa magaalada Muqdisho soo gaaray shan Xildhibaan oo shalay lagu doortay doorasho ka dhacday deegmada Ceel-Waaq ee gobolka Gedo, xildhibaanadan ayaana Muqdisho u yimid sidii u qaadan lahaayeen shahaadada loona dhaarin lahaa. Guddiga doorashada heer federaal ayaa maanta shahaadada Xildhibaanimo siiyay Shan Xildhibaan oo shalay lagu soo doortay degmada Ceel-Waaq ee gobolka Gedo , xildhibaanadan … Continue reading Xildhibaanadii shalay lagu doortay Ceel-Waaq oo la siiyay Shahaadada Xildhibaanimo (Sawirro)